Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Qof dayn igu lahaa ayaa dhintay maxaan yeelaa?

Jawaabta

Qof baa dayn igu lahaa kadibna wuu dhintay, lacagtaas miyaan sadaqaysanayaa mise dadkii dhaxlayay baan siinayaa?

Dadkii dhaxlayay baad siinaysaa.

Tixraac: https://t.me/Fataawo/71


Fatwa logo