Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Agoonka xoolihiisu ma Sakoobayaan?

Jawaabta

Agoonka xoolihiisu ma sakoobayaan?

Sida raajixa ah waa inay sakoobaan. Nabiga ﷺ wuxuu yiri:

أن الله قد افترض عليهم صدقة في أموالهم، تؤخذ من أغنيائهم، فترد في فقرائهم

Sakadu waa sadaqo laga qaadayo maalka maalqabeennada oo loogu celinayo fuqurada. Marka halkaas ayuu soo galayaa agoonka iyo qofka waalanba haddii ay qani yihiin. Mar haddii uu qani yahay, sakadii waa laga qaadayaa oo dadka baahan ayaa la siinayaa.

Tixraac:

Fatwa logo