Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Hantida Maguurtada ah sako ma lagu leeyahay?

Jawaabta

Hantida maguurtada ah sako ma lagu leeyahay?

Waxyaabaha asset-ka ah ee aan sida tijaarada loo rogrogayn, sida doomaha, maraakiibta, diyaaradaha, iyo mashiinnada lagu shaqeeyo, waxaa ku jira saddex qowl.

Laakiin qowlka xoogga badan waa in wixii ay soo saaraan la eego. Dakhliga kasoo baxa sannadkaas ayaa la isku darayaa, haddii uu sako gal noqdo waa laga bixinayaa. Haddii la masruufsaday oo waxba kasoo harinna dhib ma jiro.

Tixraac:


Fatwa logo