Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Ninkaygu haduu diinta caayo ma ka furmayaa ?

Jawaabta

Ninkaygu haduu diinta caayo ma ka furmayaa ?

Haa, waad ka furmaysa marka waa in culimada loo tagaa oo dib loo meheriyaa gabadha ,asaguna dib u soo ashahaataa. Waayo diinta islaamka ayuu ku qabay gabadha , haduu diintii caayo ma joogayo , xarigu wuxu ugu xirnaa oo ay iskugu mehersanaayeen diinta islaamka , xarigiina maqas ayuu ku jaray. Diinta oo la caayo ,Alle Rasuul, Malaaig oo la caayo diinta waa looga baxayaa.

Tixraac :

(daqiiqada 9aad)




Su'aalo la mid ah

Fatwa logo