Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Irbad dhalmada hakinaysa ma qaadan karaa?
Jawaabta
Ninkayga waxaan ku hashiinnay in saddex sanno aanaan ilmo u dhalin kadib irbad baan qaatay. Wax danbi ah ma ku leeyahay?
Haddii ay irbaddu wakhti kooban tahay oo aanay dhalmadu kaa xidhmayn weligaa dhib malaha.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/71

