Ku laabo bogga hore
Su'aasha
1985 ayaa gabar lagu mehersaday 300 oo shilin, iminkana lacagtaas ma jirto ama qiimihii wuu is baddalay,maxaa xal ah?
Jawaabta
1985 ayaa gabar lagu mehersaday 300 oo shilin, iminkana lacagtaas ma jirto ama qiimihii wuu is baddalay,maxaa xal ah?
Lacagtii waqtigaas joogtay qiime ayay lahayd, arriga ama dhulka ama raashinka waxbay ka goynaysay wixii baa hadda la is waydiinayaa.
Waydii sariflihii ama bakhaarlihii ama dilaalkii waqtigaas shaqayn jiray, waxaas uu kuu sheego qiimahay lahaayeen ayaa lagugu leeyahay, oo waxyaabahaas (dhulka, raashinka iwm) aan soo sheegnay ayaa lagu qiimaynayaa.
Tixraac: