Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Xoolaha agoonta, ayaydood wax ma ka cuni kartaa?

Jawaabta

 Waxaa ila jooga hooyo, aniguna carruur agoon ah ayaan haystaa. Hooyadayna waxay ka cabsanaysaa inay wax ka cunto xoolaha agoonta, wax ay uga kaaftoontana ma haysato ee maxaan yeelnaa?

Kol haddii ayeeyo tahay oo ay carruurta adeegayso, ayeeyo waa “habar.” “Habar” micnaheedu waa hab+bar — habka iyo hagaagga ayay carruurta bartaa.

Sidaas darteed carruurtu iyagaa ayeeyada u baahan. Waqtiga aad ka maqan tahay ayay ilaalinaysaa. Marka qof kasta oo agoonta wax u qabanaya wax buu ka cuni karaa xoolahooda.

Tixraac:


Su'aalo la mid ah

Fatwa logo