Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Aadaanka Idaacadda magaalada deriskeenna ah ma ku afuri karaa?

Jawaabta

Waxaan joogaa Gebiley, ma ii banaantahay aadaanka Raadiyoow Hargaysa inaan la afuro?

Magaalada aad joogtid magaalo aan ahayn oo berri kaa xigta inaad ku afurto sax ma'ahan waayo mar kasta oo berri iyo galbeed loo kala dhaqaaqo, dhicitaanka qoraxda daqiiqado ayaa u dhaxaynaya magaalada aad joogto aadaankeeda inaad ku afurto ayaa wanaagsan, waxay yiraahdaan 70km oo kasta 5 daqiiqo meelahaas ayaa is baddala ugu dhawaan. Marka magaalada aad joogtid aadaankeeda inaad ku xisaabtanto ayaa sax ah.

Tixraac:

Fatwa logo