Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Ma la isku xiran karaa 2 salaadood oo faral ah oo kala duwan?

Jawaabta

Ma la isku xiran karaa 2 salaadood oo faral ah oo kala duwan?

Haa, haddaad maqrib tukanayso qolo Cishaa'igii tukanaysa waad ku xiran kartaa, markay dhameeyaan unbaad ka goosanaysaa.

Haddii Cishaa'igii aad ku xirato adigoo Maqrib qallaynaya, sidaas ayaad samayn kartaa. Kol haddii ay salaaduhu isku nidaam yihiin waa la isku xiran karaa.

Isku nidaam waxaan ugu jeednaa salaado qaar aan isku nidaam ahayn ayaa jira, salaaddii dayax madoobaadka, ciidda, janaazada, salaadahani way ka nidaam duwanyihiin kuweenna caadiga ah.

Tixraac:

Fatwa logo