Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Salaadda Cishe ma dib dhigi karaa, haddaan kaaligay ahay?
Jawaabta
Waxan maqlay salaadda cishe inay fadli badantahay haddii dib loo dhigo, markii uu i dhaafo jamacii dib ma u sii dhigi karaa ilaa habeenka xiligiisa dambe?
Haa, waa dib dhigi kartaa. Cishaaiga wuxuu ku fiicanyahay in la dib dhigo, waa haddii qofku uusan ka seexanayn.
Tixraac:

