Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Adigoo soomaan hadaad seexatid oo aad riyootid oo sidaas shawo ku timaado soonku ma jabayaa?
Jawaabta
Maya waad qubaysan qof hurdaa, khiyaar malahan waxna ma oga , ogaal la'aan bay kaga timid , waxaana la mid ah xataa asagoo soo jeeda hadii ogaal la'aan kaaga timaado (ogaal la'aan shahwadu waxay ugu imaan kartaa inuu xanuun sababo , ama haddaad aad u naxdid) sidaas darteed qofka iska keena ayay ka burinaysaa ee qofka kale waxba u dhibi mayso soonkiisa.
Tixraac
(Daqiiqada 42aad)

