Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Adkaarta Hurdada ma akhrin karaa haddaan caado qabo?
Jawaabta
Haa, waad akhrin kartaa , aayadaha quraanka uunbaad ka tagin ee adkaarta kale ee quraanku uusan ku jirin ayaad akhrinaysaa.
Tixraac : (daqiiqada 11aad)