Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Niqaabka mar waan xirtaa marna waan iska dhaafaa ee arrinkaas ka warran?
Jawaabta
Niqaabka mar waan xirtaa marna waan iska dhaafaa ee arrinkaas ka warran?
Niqaabku waa sunne. Xirashadiisu qofku wuu gashan karaa ama wuu iska dayn karaa.
Laakiin waxaa fiican inaad hal dhinac uun joogto; haddii aad gashato sii wad, haddii aad daynayso iska daa. Isbedbeddelka badan wuxuu sababi karaa in dadku male xun kaa qaataan ama ay u maleeyaan inaad wax ku gabanayso. Sidaas darteed hal dhinac oo joogto ah ayaa kuu wanaagsan si shakhsiyaddaadu u dhaawacmin.
Tixraac:
