Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Afurka kadib marka salaadda la galayo afkayga waxaa ku sii dhex jira dhadhanka timirta marka saladda ma wax buu u dhimayaa?

Jawaabta

Afurka kadib marka salaadda la galayo afkayga waxaa ku sii dhex jira dhadhanka timirta marka saladda ma wax buu u dhimayaa?

Waxa sunno qofku markuu salaadda isku taago inuu cadaydo, gaar ahaan markaad wax cuntid, hadday luqluqashadu ku filantahay sida shayga macaan waa caadi, haddii intuu ka luqlquday weli carabkiisa ka dhadhamayso dhib malahan ee salaadiisu waa ansaxaysaa.

Tixraac:

Fatwa logo