Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Akhrinta Quraanka iyo dhagaysigiisa midkee fadli badan?
Jawaabta
Akhrinta Quraanka iyo dhagaysigiisa midkee fadli badan?
Akhrinta Quraanka iyo dhagaysiga labaduba ajar bay leeyihiin oo ma oran karno qofka dhagaysanaya malahan ajar. Labaduba ajar waa leeyihiin. Laakiin kan akhrinaya; wuuna dhagaysanayaa wuuna akhrinayaa, asagaa sii ajar badan marka.
Tixraac:
