Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Alaab aan iibsamin oo 4 sano dukaanka taallay sakada ma laga rabaa?

Jawaabta

Alaab aan iibsamin oo 4 sano dukaanka taallay sakada ma laga rabaa?

Alaabta qasaaratay ama aan qiimaha lahayn marka la qiimaynayo ee sakada la bixinayo waa laga jarayaa, waayo waa wax dhacay.

Laakiin wixii hadduu qiimo leeyahay oo marka la iibinayo, haba jabnaadee uu qiimo ku baxayo, waa lagu qiimaynayaa oo sakadii waa lagu darayaa oo waa maal qiimo leh.

Tixraac:

Fatwa logo