Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Aniga oo salaadda ku jira haddi Albaabka guriga lasoo gar garaaco, Ma furi karaa?
Jawaabta
Aniga oo salaadda ku jira haddi Albaabka guriga lasoo gar garaaco,
Ma furi karaa?
Waad furi kartaa, haddii aanad qibladii ka jeedsanayn, dhaqdhaqaaq badanna aanaad samaynayn.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/14


