Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Haddii aan ka shakiyo 3 ama 4 rakcadood middaan tukaday, maxaan yeelayaa?

Jawaabta

Haddii aan ka shakiyo 3 ama 4 rakcadood middaan tukaday, maxaan yeelayaa?

Marka aad ka shakido 3 iyo 4 rakcadood, mar walba tirada yar oo 3 ah ayaad ka soo qaadanaysaa inaad tukatay. Kadib rakcad dheeri ah ayaad ku daraysaa.

Sidoo kale sujuudda sahwiga ayaad la imaanaysaa.

Tixraac:

Fatwa logo