Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Aniga oo soon la igu leeyahay haddii ramadaantii kale soo gasho, maxaa la igu leeyahay?
Jawaabta
Aniga oo soon la igu leeyahay haddii ramadaantii kale soo gasho, maxaa la igu leeyahay?
Haddii aad wakhti helaysay aad ku qalleysid se aad dayacday, waxa lagaa rabaa in aad qalleysid, fidyana bixisid. Laakiin haddii aanay kuu suurtagalin oo aad xanuusanaysay ama safar aad ku jirtay, qalle kaliya ayaa lagaa rabaa.