Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Anigoo awooda waalidkay ma iga bixin karaa sakatul Fidriga?
Jawaabta
Anigoo awooda waalidkay ma iga bixin karaa sakatul Fidriga?
Wuu kaa bixin karaa laakiin u wakiilo, mar hadaad tahay qof qaangaar ah oo xilkas ah waa inaad dhahdaa: "Waan kuu wakiishaye iga bixi"
Tixraac: