Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Anigoo Ictikaaf ku jira arrin aan ka maarmin ma u bixi karaa?
Jawaabta
Haddii aan ictikaafo kadibna ballan aad u adag oo qoyska ama ganacsi ah oo aan ka maarmin ay jirto ma i banaantahay inaan u baxo?
Haddii uu jiro ballan aad banaanka ku leedahay waad iskaga bixi kartaa ictikaafkii, laakiin waa 2 qayb mid isku xiriirsan 10ka cisho , qofka kaa qaadanyaa haddiii uu ka baxo masjidka wuu ka kala go'ayaa , oo ictikaafkii goosgooska ahaa ayuu noqonayaa laakiin kii nabigu samayn jiray ee isku xiriirsanaa ayaa meesha ka baxaya, marka sunnihii fadliga badnaa ee iskugu kaa xiririsanaa ayuunbaan kala go'aya.
Tixraac:


