Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Anigoo Sooman ayaan biyo cabay waana ilowsanaa, kadibna waan iska matajiyay ee matagaasu ma iga jabinayaa Soonkii?
Jawaabta
Anigoo Sooman ayaan biyo cabay waana ilowsanaa, markii aan xasuustayna waa iska matajiyay marka matagaas ma iga jabinayaa Soonkii?
Aqoon darraa ku dhacday walaalkeen intuu si kama’ ah u cabay biyihii inuu isku hunqaaciyay cabidaa hore kama jabin laakiin iska hunqaacidaas baa ka jabisay, marka soomkaas maalintaas waa soo qadaynaysaa, oo qalle ayaa kugu waajib noqonayaa.
Tixraac:


