Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Anigoon ogayn ayaa xiligii aqimka suxuurtay ee Soonkaas ma ii jiraa?
Jawaabta
Waxa aan soo kacay xilli la eedaamay oo aqiimkii dhiman yahay, kadib aniga oo aan eegin wakhtiga ayaan suxuurtay, kadibna dib baan ka ogaaday. Marka maalinkaa soonku ma ii jiraa?
Maya kuuma jiro soonkaas, laakiin maalinkaas waad afxidhnaanaysaa, soonkuna kuuma jiro, qallihiisana waa lagugu leeyahay.


