Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Beentu soonka ma jabisaa ?
Jawaabta
Maya , laakiin ajar la'aan bay ka dhigtaa hadday badato waan soo sheegnay
مَنْ لَمْ يَدعْ قَوْلَ الزُّورِ والعمَلَ بِهِ فلَيْسَ للَّهِ حَاجةٌ في أَنْ يَدَعَ طَعامَهُ وشَرَابهُ .
Erayga dambiga iyo falka dambiga ah qofkaan iska dayn Ilaahay waxba ugama baahna inuu cuno iyo cabitan iska daayo,cabsidaas ayaa Ilaahay agtiisa anfacda , sida xoolaha xajka la qalayba Alle u yiri:
{لن ينال الله لحومها ولا دماؤها ولكن يناله التقوى منكم كذلك سخرها لكم لتكبروا الله على ما هداكم وبشر المحسنين}
Tixraac:
(daqiiqada 5:39)

