Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Bisha Ramadaan qofka dhintay daliil sheegaya inuu janno galayo ma jiraa?
Jawaabta
Bisha Ramadaan qofka dhintay daliil sheegaya inuu janno galayo ma jiraa?
Qofku hadduu Ramadaan dhexdeeda dhinto waa loo rajaynayaa jano iyo dambi dhaaf maadama nabi maxmed scw xusay in albaabadii jannadana ay furanyihiin kuwii naartana la xiray, laakiin waxaan go'aamin karayno ma jirto,waa rejo uun, rejo wanaagsan ayaa u qabnaa , marna qofka lama go'aamin karaa inuu ahlu janno yahay hadii daliil ama wax waxyi sheegin.
Tixraac:


