Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Candhuuftu Soonka ma jabisaa?
Jawaabta
Candhuuftu Soonka ma jabisaa?
Candhuufka ha badnaato ama ha yaraato soonka ma jabiso, naxariista diinta ayay kamid tahay iaan tufa nala dhihin oo jadiinkii ayaa engagaya haddii tufa nalo dhaho. Waana ijmaac inaysan soonka wax yeelayn.
Tixraac:


