Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Caruurta marka la daahiranayo haddii qofku taabto xubintooda taranka waysadu ma ka buraysaa?

Jawaabta

Ubadka yaryar markaan kaadida ka daahirinayo haddi gacantaydu xubnahooda taranka taabato waysadu ma iga jabaysaa?

Waysada waxyaabaha buriya waxaa kamid ah xubinta taranka ee bani'adaanka oo qofku taabto, xubinkaas ama mid qof kale hadduu taabto waysadu waa buraysaa sida culimadu u badanyihiin. Haddii aadan galoofis ama bac aadan qabin oo ilmaha aad u istijayso way buraysaa waysadii.

Tixraac:


Fatwa logo