Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Niyadda qubayska goormaa lala imaadaa?
Jawaabta
Niyadda qubeyska ma waxa shardi u ah markuu bilaabayo inuu layimaado? Mise kol hadduuba udiyaar garoobay, oo uu suuliga asaga awgii u galay way kaga filantay?
Marka ugu horaysa ee biyuhu kugu dhacayaan waa inaad niyaysantay, ogsoontahayna waxaad u mayranaysid
Tixraac: https://t.me/Fataawo/14

