Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Gabar caado qabta Quraanka ma akhrin kartaa?
Jawaabta
Gabar caado qabta Quraanka ma akhrin kartaa?
Mas'alo khilaafi ah weeye inay Quraanka akhrin karto iyo in kale balse culimadu waxay u badanyihiin inaan qofku Quraanka akhrin kitaabkana taaban, sidaas daraadeed; baahi adag oo kuu qabata mooyaane(sida adigoo imtixaan ku jira ama qofkii oo Quraankii ilaabaya)xaaladahaa mooyee inta kale qofku inuu iska daayo ayaa wanaagsan, sidaas daraadeed dahaaradaad la eegan Insha Allah..
Tixraac:

