Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Daawada laga qaadanayo sanka ama indhaha ama dhagaha soonka wax ma yeellayaan?
Jawaabta
Daawooyinka lagu dhibqanayo indhaha dhibaato maleh, laakiin sanka iyo dhagaha waa laga daynayaa oo rasuulku scw wuxuu yiri : Inaad soomantahay moyaane biyahaad sanka galinaysid markaad waysaynayso ku sii yara xeel dheeroow. وبالغ في الاستنشاق إلا أن تكون صائماً
Tixraac:
(daqiiqada 17:40)

