Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Daawada neefta ee sanka lagu buufiyo Soonka ma jabinaysaa?

Jawaabta

Daawada neefta ee sanka lagu buufiyo Soonka ma jabinaysaa?

Dadka neefta qaba bahashay isku buufiyaan, culimada casrigaan waxay leeyihiin soonka waxba ma yeelayso, oo waa hawo sambabada furaysa oo wax biyo, cunto ama dhacaan ah oo gudaha galaya ma'ahan ee waa wax sidii hawo ah marka dadka neefta qaba way isticmaali haddii xanuunku qabto iyagoo sooman.

Tixraac: 



Fatwa logo