Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Dadkaan soonku ku waajibin wax ma cuni karaan, anna ma siin karaa?

Jawaabta

Dadkaan soonku ku waajibin wax ma cuni karaan, anna ma siin karaa?

Haa, wax way cuni karaan, adiguna uma diidi kartid, inaad siisidna dambi ma aha.
Ilmaha, qof waallan iyo mid gaal ah cunto waad siin kartaa Ramadaanta.

Ruuxa Muslimka ahayn inuu cunana uma diidi kartid, inaad cunto siisidna dambi ma aha, inaad ka gadid cuntana waa la ogolyahay.

Tixraac:

Fatwa logo