Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Dambi ayaan ka dhaartay inaan iska daynayo balse iska dayn ee maxaa igu waajiba?
Jawaabta
Dambi ayaan ka dhaartay inaan iska daynayo balse waan sameeyay, ee maxaa igu waajiba?
Waan dhaaratay wixii aan ka dhaartana waan sameeyay, kafaaro gud baa lagugu leeyahay; haddii aad raashin bixin karto 10 maskiin dhargi, haddaad kari waydana 3 cisho soon.
Tixraac:
