Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Daroogada budada ah iyo taabuuga Nijaas ma noqonayaan sida khamriga hadii la qooyo?
Jawaabta
Daroogada budada ah iyo taabuuga Nijaas ma noqonayaan sida khamriga hadii la qooyo?
May, maandooriyaha sidiisa u dareeraha ah uun baa nijaasa.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/14