Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Dhar biyihii taranka leh ma lagu tukan karaa?
Jawaabta
. Haddii uu dharkeyka gaaro Biyaha taranka(المني), oo aan ku tukado anoon dhaqin Salaaddi ma ansaxaysaa?
Haa, waa daahir.
Tixraac:https://t.me/Fataawo/14
. Haddii uu dharkeyka gaaro Biyaha taranka(المني), oo aan ku tukado anoon dhaqin Salaaddi ma ansaxaysaa?
Haa, waa daahir.
Tixraac:https://t.me/Fataawo/14