Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Dhulka kaydka ah u yaalla sako ma ku waajibaysaa?
Jawaabta
Dhulka kaydka ah u yaalla sako ma ku waajibaysaa?
Dhulka haddii uu dhismo u yaallo lama sakaynayo. Balse haddii uu u yaallo in laga ganacsado, sannad walba waa in la qiimeeyo. Qiimaha uu maanta marayo ayaa lagu qiimaynayaa, ma aha qiimihii lagu iibsaday. Qiimahaas ayaa laga sakaynayaa.
Tusaale ahaan, haddii uu 100 kun joogo, 2,500 ayaa lagu leeyahay oo masaakiinta la siinayaa. Haddii uu 1 milyan joogo, 25 kun ayaa lagugu leeyahay.
Tixraac:
