Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Dumarka ma isticmaali karaan kaniini ay xaydka iskaga ilaaliyaan si ay u soomaan?
Jawaabta
Dumarka ma isticmaali karaan kaniini ay xaydka iskaga ilaaliyaan si ay u soomaan?
Haa, waa way isticmaali kartaa, laakiin waxaa fiican inay iska dayso , wax Ilaahay ku kallifay ma'ahan oo waxaa habboon inay iska cunto oo soo qallayso, hadday isticmaashana soonkeedu wuu ansxayaa, inay iska dhaafto ayaana fiican.
Tixraac: https://www.youtube.com/live/dj1g2tIcytU?si=6EWlhM8hzNzdTvGs&t=425