Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Dumarka xijaabka dadka dhaleeceeya ee “marya weyn” u bixiya xukunkoodu muxuu noqonayaa?

Jawaabta

 Dumarka xijaabka dadka dhaleeceeya ee “marya weyn” u bixiya xukunkoodu muxuu noqonayaa?

Xijaabku waa waajib. Waajibka haddii qof lagu dhaleeceeyo marka uu gudanayo, inuu ka cararo ama ceeb u qaato waa khalad weyn. Waxay la mid tahay iyadoo salaadda ama soonka lagugu dhaliilay.

Kan ku dhaliilayna wuu gafay, waxaana laga yaabaa inuu Islaamka ka baxo haddii uu xaqiro wax Alle aayad ku sheegay. Qofka lagu jeesjeesayna waxaa looga baahan yahay inuu arrintaasi ay dadaal u sii kordhiso.

Tixraac:

Fatwa logo