Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Eedaanka lagu joojiyo cuntada, haddii masjid eedaamo kana hor dhaco waqtiga, miyaa la iska cunayaa mise waa la joojinayaa cuntada?
Jawaabta

Haddii la hubo in uu qaddimayo, waa layska cuni karaa.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/55