Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Faleenada nafaqada ah ma jabisaa soonka?

Jawaabta

Faleenada nafaqada ah ma jabisaa soonka?

Cuntada inaad wax cunto oo aad cabto soonka waa jabiyaa. Nuxurka cuntada waa jirka inay awood siiso iyo gaajada inay ka baabi’iso.

Haddii nafaqada si faleembo ah jirka loo geliyo, waxay qaadanaysaa xukunka cuntada, sidaas darteed soonka way jabisaa.

Tixraac:

Fatwa logo