Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Fidyada lacag ma lagu bixin karaa?

Jawaabta

Sheekh qof aan soomi karin oo dibada ku nool ayaa ii soo diray lacag si fidyadii looga bixiyo, marka lacag ahan ma u bixin karaa mise waa inaan raashin ku iibiyo?

Fidyada raashin baa lagu bixinayaa , lacag laguma bixinayo, lacagta raashin ku iibi oo masaakiinta sii.

Tixraac:




Fatwa logo