Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Fidyada meel kale qof jira ma u diri karaa?
Jawaabta
Fidyada meel kale qof jira ma u diri karaa?
Siday qabaan shaaficida waa la diri karaa haddii meesha loo dirayo ay baahi darran ka jirto , qaraabana haddii ay yihiin way ku sii habboontahay oo sadaqada qaraabada la siiyo ajar siyaado ah ayaana ku jira, waana sadaqo waana qaraabo xiriiris.
Tixraac:


