Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Gaadhigayga qof baa iigu shaqeeya, markaa neefkii uu jiidho ama dhibtii uu gaysto, ma isagaa lagu yeelanayaa mise aniga?
Jawaabta

Waxa lagu yeelanayaa qofkii gaadhiga waday.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/40