Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Gaalo ayaan saaxiib la ahay ee ciidahooda ma kala qayb gali karaa?
Jawaabta
Gaalo ayaan saaxiib la ahay ee ciidahooda ma kala qayb gali karaa?
Inaad ciidaha gaalada kala qayb gasho iyo inaad la saaxibto gaalkiiba waa xaaraan, waayo inaad aqoonsatay oo ictiraaftay shay baadil ayay sheegaysaa inaad ka qayb gashid ciidahooda waana arrin xaaraan ah oo culimadu aad uga digi jireen.
Qofka gaalka ahna la saaxiibidiisu khatar ayay leedahay nabigu scw wuxuu leeyahay qofku diinta saaxiibkiis ayuu haystaa ee ka fiirso qofkaad la saaxiibiiso , inaad raacdo oo wixiisu caadi kula noqdaan ayaaba dhici karta marka ma banaana.
Tixraac:
