Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Gabadh Soonkii Ramadaantu dhaafay inay xaamilo ahayd awgii haddii ay dhimato miyaa lagu leeyahay soonkaas?

Jawaabta

Gabadh soonkii ramadaantu dhaafay inay xaamilo ahayd awgii haddii ay dhimato miyaa lagu leeyahay soonkaas?

Haddii ay awoodaysay wakhti ay ku qalleyso laakiin aanay qalleyn waa lagu leeyahay soonkaa, markaa waa in laga soomo ama raashin laga bixiyo.

Tixraac: https://t.me/Fataawo/71

Fatwa logo