Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Gabadha umulisada ah mararka qaar xilligii salaadda bay shaqadu kaga soo aadaysaa, kamana bixi karto, maxay yeelaysaa?
Jawaabta

Wakhtiga xagiisa danbe bay ka tukanaysaa.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/20