Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Gabadhu 10ka dambe Masjidka ma ku ictikaafi kartaa?

Jawaabta

Gabadhu 10ka dambe Masjidka ma ku ictikaafi kartaa?

Way ictifikaafi kartaa haddii wax kale oo u diida uusan jirin, oo meesha ka saari kara ictifkaaf sida fitno imaan karta , qaawanaan, rag iyo dumar isku dhex jiro arrimahaas diidaya haddi aysan jirin way ictikaafi kartaa. wax qarribaya haddiisan imanin way u banaantahay.

Tixraac: 


Fatwa logo