Ku laabo bogga hore
Su'aasha

Gabadhu haddii ay soo gasho masjidka iyadoon weli la aqamin kaligii ma tukan kartaa?

Jawaabta

Gabadhu haddii ay soo gasho masjidka iyadoon weli la aqamin kaligii ma tukan kartaa?

Way iska tukan kartaa oo jamacu waajib kuma ahan dumarka, laakiin waxaa fiican inaad jamaca ka faa'iidaysto illeen waa 25 darajo ama 27 darajo, marka mushkilad aad la degdegayso haddayna jirin jamacaa is kala tuko oo darajooyinkaa badan qaado.

Tixraac:

Fatwa logo