Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Gabadhu iyadoo caado leh masjidka ma geli kartaa si ay wax ugu barato?
Jawaabta
Gabadhu iyadoo caado leh masjidka ma geli kartaa si ay wax ugu barato?
Khilaaf ayaa ka jira, balse daliillada saxiixa ah waxay taageerayaan inaysan masjidka dhex fariisan iyadoo caado leh.
Tixraac: