Ku laabo bogga hore
Su'aasha
Gabadhu ninka ma eegi kartaa haddii uu asturan yahay?
Jawaabta
Gabadhu ninka ma eegi kartaa haddii uu asturan yahay?
Haddii ay xaajo keensato wixii aan cawro ahayn waa loo ogol yahay, laakiin xaajo la'aan culimadu ma ogala.
Tixraac: https://t.me/Fataawo/44